Kategorier Varumärken

Sheekoxariirooyinkii Saxaaraha – Sheekooyin ka yimid dhulka Soomaalida (häftad, som)

Berigii hore waxa sheekooyinkan isu soo gudbin jirey reer miyiga, markay xoolahooda la joogaan. Sheekooyinkani waa kuwo la kala dhaxlay oo ay waayeelku ka sheekeeyeen, kuwaas oo ay iyaguna ka maqleen waalidkood beri hore. Soomaaliya aad bay isu beddeshay sannadahan ugu danbeeyey. Waxaana ka dhacay dagaallo iyo abaaro waaweyn. Qoysaskii waxa ay ka qaxeen guryahoodii, markii madaafiic lagu garaacay tuulooyinkii iyo magaalooyinkii. Dhallinyaradii waxa ay ku qasbanaadeen, in ay dagaalka galaan, reerihiina waa ay kala lumeen. In badan oo ka mid ah reermiyigii, xoolihii baa ka baxay, waxaanay noqdeen deegaan. Sheekooyinkani weli waa ay noolyihiin, waxaana lagu sheekaystaa, marka hawl-maalmeedku dhammaado. Ka dib waxa lagu illoobaa, dhibaatadii jirtey, waxaana muddo yar la gala mala-awaal iyo hummaagyo xasuusiya barwaaqadii iyo raaxadii xilliyadii hore.    Format Häftad   Omfång 40 sidor   Språk Somaliska   Förlag Författares Bokmaskin   Utgivningsdatum 2015-09-10   Medverkande Oscar Trimbel   ISBN 9789163789014  . Böcker.

Berigii hore waxa sheekooyinkan isu soo gudbin jirey reer miyiga, markay xoolahooda la joogaan. Sheekooyinkani waa kuwo la kala dhaxlay oo ay waayeelku ka sheekeeyeen, kuwaas oo ay iyaguna ka maqleen waalidkood beri hore. Soomaaliya aad bay isu beddeshay sannadahan ugu danbeeyey. Waxaana ka dhacay dagaallo iyo abaaro waaweyn. Qoysaskii waxa ay ka qaxeen guryahoodii, markii madaafiic lagu garaacay tuulooyinkii iyo magaalooyinkii. Dhallinyaradii waxa ay ku qasbanaadeen, in ay dagaalka galaan, reerihiina waa ay kala lumeen. In badan oo ka mid ah reermiyigii, xoolihii baa ka baxay, waxaanay noqdeen deegaan. Sheekooyinkani weli waa ay noolyihiin, waxaana lagu sheekaystaa, marka hawl-maalmeedku dhammaado. Ka dib waxa lagu illoobaa, dhibaatadii jirtey, waxaana muddo yar la gala mala-awaal iyo hummaagyo xasuusiya barwaaqadii iyo raaxadii xilliyadii hore. Format Häftad Omfång 40 sidor Språk Somaliska Förlag Författares Bokmaskin Utgivningsdatum 2015-09-10 Medverkande Oscar Trimbel ISBN 9789163789014

Detaljer

Pris 229kr
Storlek -
Kategori bocker

Ladda ner appen

Köp, sälj & upptäck med PLICK

Hur funkar Plick?

Hur köper jag på Plick?

Köp din nya outfit på Plick. Tänk på de där skorna eller den där klänningen du alltid drömt om men inte riktigt haft råd med. Börja med att skapa en profil. En sökning bort kanske du hittar drömplagget till en tiondel av priset. Vågar du chansa på att inte skapa ett konto?

1. Sök

Öppna dörren till 100- tusentals second handplagg

2. Snacka

Kom överrens med säljaren och plagget kan bli ditt på några sekunder!

3. Köp!

Hur säljer jag på Plick?

Sälj dina bortglömda favoriter i appen. Har du tänkt på alla gamla favoritplagg som hamnar längre och längre in i garderoben? Med Plick får du en chans att ge dem nytt liv och dessutom tjänar du en slant på det. Din garderob kan vara en guldgruva för någon annan!

1. Fota

Fota plagget på dig själv eller häng det på en galge.

2. Tagga

Beskriv ditt plagg och gör det tillgängligt för andra fashionistas

3. Sälj!

Hämta appen!

Hej!

I plick-appen har du fri tillgång till alla funktioner och kan gratis lägga upp saker till försäljning. ladda hem appen gratis för att köpa, sälja, följa och likea. plick finns på App Store och Google Play!

Gå till App Store Gå till Google Play Android app on Google Play